Halaha baje

Thursday 5 January 2012

Dhacdadaan oo ka dhacday wadanka soomaliya inta aad nooshahay waxawalbo filo

Dagmad ceel dheer ee gobolka galgaduud ayaa waxaa ku noolayd gabadh dhalin yadho ah oo haysatay wiil iyo gabadh ay iyadu dhashay isla markaana ninkii qabay ayaa wuxuu joogau magaalada adis abba ee wadanka ethobia


isagoo u joogay arrimo dhoof dibadeed ah

gabadhaan iyo labadii caruur ay dhashay ayaa waxaa bil kasta uu usoo diri jiray biil nin qaba walaalihiiis oo ku noolaa dalka engiriishka isla markaana waxaay iskala dhaqnaayeeen degmada ceel dheer ee gobolka galgaduud



hase ahaatee gabadhaan oo ah gabdhaha quruxda badan lagu sifeeyo ayaa waxaa ka caashaqay saraakiisha ceel dheer kaasoo markiiba usoo tafa xirtay sidii gabadhaas uu ku heli lahaa


sidii gabadhaas uu kusoo xero gilin lahaa ayaa wuxuu u xilsaaray labo kamid ah ciidamdiisa ilaalada kuwaa oo iyana u kuur galay sidii ay gabadhaasi xogteeda ugu soo gudbin lahaayeen taliyahooda boliceka waxay ogaaden in gabadhaasi uu qabo nin jooga addis ababa ee dalka ethobia



isla markaana waxay ogaadeen in uu ka maqan yahay ilaa iyo mudo balse ay isku qanacsanyihiin iyada iyo ninkeeda bil kastana uu biilka u soo diraa ninka qabo walaalihiis oo ku nool dalka ingirishka


laakiin taliyahooda ayaa taasi ku qancin islamarkaana wuxuu soo joogsaday nin kamaqan mudo lix bilod inuusan rabin naagta oo ay sidaasi naagkale ku raadsadaa iyaduna ay nin kale ku raadsataa isla markaasna wuxuu soo jeediyay in uu guursado


buuq iyo qaylo ka dib ayaa waxaa gabdhi la yiri in ay indhaheeda wax ku ogaata sidaas owgeed waa in ay taliyaha amarkiisa yeeshaa waxayna tiri waan ogalaha wax walbo hadana waxay u leedahau uur 4bil ah.
Dhacdadaan oo ah mid dhab ah ayaa waxaa inoo sheegay qaraabada gabadha oo lagu magacaabo ahmad salaad.


Hadaba akhristow xaaladaan oo kale haday kusoo marto maxaad isku shaafin lahayd


dhamaaaad .
Barecabdi1@live.com

No comments:

Post a Comment