Barecabdi1

Barecabdi1
Barecabdi1

Thursday 5 January 2012

Dhacdadaani waa dhacdo ka mid ah dacdhooyinka ugu...

Gabar lagu magacaabo ayaan iyo wiil layiraahdo maxamad oo ku dhawaad 4-sano xiriir jacayl uu ka dhaxeeyay ayaa isku qabsaday arin mucjiso leh


sida uu wariyaheena m.b.c usheegay oday garta labadaas ruux qaaday ayaa warku sheegayaaa in maxamad oo darawal gaari ahaa oo ka shaqeeyo kismayo uu suuqa kismaayo ku arkay gabadhiyo ku jirto shaqada gacan hoorsiga ama loo yaqaan tuugsi aritaasoo filanwaa ku noqotay




buuq ka dhashay ayaaa waxaa soo kala dhax galay odayaasha suuqa oo ay labadoodu wada taagnaayeen balse wuxuu wariyaheena soo sheegay in lagu guuldareestay oo sabataasi darteed ay ku kala tageen

No comments:

Post a Comment