Barecabdi1

Barecabdi1
Barecabdi1

Saturday 7 January 2012

Nin yamani ah oo uureeyay gabadhiisa dhacdo layaab leh

ninkaan oo asal ahaan kasoo jeeda qabaa,ilada badwiga looyaqaan kuna dhashay tuulooyin hoos yimaada magaalada ticis ee dalka yaman balse goob ganacsi iyo guri kuleh magaalada cadan ayaa la sheegay inuu uureeyay gabadhiisa oo 16 jir aheyd isagoo qayilsan




gabadhaan oo la ogaaday kadib markii uurkeeda banaanka uu soo baxay ayaa waxaa laweydiiyay cida yeeshay sidaas maadaama ay ahayd gabar wax barata isla markaasna aan loo ogalaan jirin iney baxdo banaanka ayadoo aan wax loodirin


,,waxay ahayd isbuuc ay hooyadey kumaqneyd safar aroos oo ay qabeen reerkooda guriga ayeey nooga tagtay aniga iyo caruurta oo uu nala joogay aabahayn aabahey habeen waliba waa uu qayili jiray guriga waqtiga danbe gaar ahaan markay caruurta kala seexdaan waxa uu daawan jiray aflaaamta loo yaqaan sexxga waxaa uuna igu amri jiray inaan ladaawado markii uu siwacan udaawado ayuu aniga iiraaxayn jiray anigana miirka ayaaba igatagi jiray oo waxa lasameeynaayaba makala ogeyn , habeen waliba agtiisa ayaan fariisan jiray isagana sidaasi ayuu iyeeli jiray sidaasi waxaa tiri gabadhaan uurka uqaaday aabaheyd dhacdadaani oo ah mid kasoo horjeeda diinta islaamka ayaa walaac kamuujiyay hooyooyin badan ka dib markii tani noqotay midii ugu yaabka badneyd ee ka dhacda magaalada cadan blse qabiiro ku heel dheer arimahaan ayaa sheegay in arimahaan foosha xun ay baryihii ugu danbeeyay kusoo bateen dunida carabta iyadoo taasi loo sababeeyay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin



1 fiirsashada waxyaabaha ilaah uu xaarantinimeeyay


2 macsiyo horay usoo galeen hooyada iyo aabaha


3 diiinta oo lagatagay


4 gabdhaha carabta oo ah kuwa kacsigooda uu aad usareeyo aana aawoodin iney is xakameeyaan


sikastaba ha ahaateearintaani ayaa walaac ku dhalisay culimaa udiinka kunool wadanka yaman iyagoo ugu digay waalidiinta iney kadigtoodaan arimahaan ooo kale marka shaydaanka uu ku aadinaaya ay ilaah ka magan galaan waxaayna ugu baaqeen aabaha dhalay gabadhaan in laguu qaado waxa ay diinta ka qabto balse waxaa xaqiiqo ah in uusan jirin sharci arintaani wax ka qabanaayo maadaama uu dalka yaman ku jiro xaalad aad u jahwareer ah isagoon horayba ujirin xukun adag



by maxamad bare cabdi (m b c )

barecabdi1@yahoo.com

No comments:

Post a Comment